Skip to main content

Posts

Showing posts from July, 2024

MA AAMINEYSID FOREX

 sida caadiga forex waa suuqa kala badalka lacagaha kala duwan ee wadamada aduunka hab online ah   qof walba maanta wuxuu ka aaminsan yahay fikir wanagsan ama mid xun laakin  waxaan diyaar u ahay inaan kula wadaago xaqiiqada FOREX FOREX TRADING ama fx waa meel qofkasta oo nool 2024 ka sameyn karo dhaqaale ka badan kan aad kasameyso shaqaalanimada sidoo kale SUUQAAN casiga waxaa ku mideysan shirkadaha ugu waaweyn ee maanta aduunka ugu dhaqaalaha badan taas oo maal gashi fiican eey ka  sameyaan  Anigaan dhawaan waxaan bilaabay suqaan cajiibka ah kaas oo aan faaidido fcn ka sameyay.             MAXAA LAGAAGA BAHAN YAHAY  Hadii aad diyaar utahay inaad bilowdo waxaa lagaaga baahan yahay 5 wax yabood BARASHO:   INAAD BARATO AQOONTI AAD OGA SHAQEYSAN LAHEED SUQAAN TAAS OO KAA SAACIDEYSO HORMARKAAGA IYO INAAD DHAQAALE SAMEYSO                            ...