Skip to main content

Fursad ganacsi 20204 aad bilaabi karto


fursad ganacsi 20204 aad bilaabi karto

Sida saxda qof walba wuxuu diyaar u yahay in uu bilaabo ganacsi am shaqo si uu nolashiisa u hormariyo

Hadaba maata waxaa idinla wadagaya 5 figradood oo aad bilaabi karo adoo gurigaaga jooga

Halkaan ka aqriso

  1. 1 :Waxaad bilaabi karta blogger

Blogger waa inaad sameysato website yar kaas oo aad kusoo gudbin kartit wax yaabo kala duwan ka dibna aad xayeysiin ka dalban kartit shikada google sidaasna aad ku sameyn kartit lacag  fara badan



{  Hadad ubahantahay in lagu sameyo website waad ila so xariiri kartaa }

2: Online Consultant



Waxaad bilaabi kartaa latalin hab online ah sida caafimaadka, GYB-KA iyo waxyaabo badan oo aad dadka kala talin kartit sidaasna aad lacago oga qadan kartit dadka


3: Clothing Business from Home

Waxaad bilaabi kartaa inaad gurigga ku gadid alaabo adigoo ka dalbanaya shirkadaha sida ali baaba,shine iyo kuwa kale qiima hoose ayaad oga dalbane kadibna qiima fiican ayaad ka siineysa dadka kale 


waxaad ka heli kartaa daqli fiican oo ku kaafiya



4: Sell Online Tutorials

Waxaad iibin kartaa cashiro hab online ah sida make upka, aqoonta caadiga sida video editingka,xisabaadka ama cashiro kale ayadoo qarash kaaga baxeynin badalkeeda lacag kuso galeyso taasina waah ab fudud o aad isbadal dhaqaale ku sameyn kartit

5: Youtube Channel

waxaad bilaabi kartaa Youtube Channel adiga oo jooga gurigaaga kuna soo gudbinaaya mowduucyo kala duwan kuwaas o aad isbadal oga sameyn kartit hormarkaaga qarashkaaga adiga oo wax fudud soo gudbinaaya

mhadsanid :

wq:ATAM OMAR

Comments