asalamu alleyykum so dhawaada waxaan idin la wadagaya sida aad online ka lacag oga sameyn karaa Online ka lacag sameynta waxaa jira siyaabo badan oo aad ku samayn karto. Halkan waxaa ku yaal qaar ka mid ah fursadaha: Freelancing : Waxaad ka shaqeyn kartaa mashaariic kala duwan sida qorista, naqshadeynta, ama barnaamijyada adoo isticmaalaya bogagga sida Upwork ama Fiverr. Suuqgeynta Affiliate : Waxaad lacag ka samayn kartaa adoo xayeysiinaya alaabada ama adeegyada shirkadaha kale, waxaana laguu bixin doonaa komishan marka qof iibsado alaabadaas adiga oo isticmaalaya xiriiriyahaaga. Online Courses : Haddii aad leedahay xirfad gaar ah, waxaad abuuri kartaa koorsooyin online ah oo aad ku iibin karto bogagga sida Udemy ama Teachable. Blogging ama Vlogging : Haddii aad jeceshahay inaad wax qorto ama muqaal sameyso, waxaad lacag ka samayn kartaa adoo xayeysiinaya ama ka hel...
sida caadiga forex waa suuqa kala badalka lacagaha kala duwan ee wadamada aduunka hab online ah qof walba maanta wuxuu ka aaminsan yahay fikir wanagsan ama mid xun laakin waxaan diyaar u ahay inaan kula wadaago xaqiiqada FOREX FOREX TRADING ama fx waa meel qofkasta oo nool 2024 ka sameyn karo dhaqaale ka badan kan aad kasameyso shaqaalanimada sidoo kale SUUQAAN casiga waxaa ku mideysan shirkadaha ugu waaweyn ee maanta aduunka ugu dhaqaalaha badan taas oo maal gashi fiican eey ka sameyaan Anigaan dhawaan waxaan bilaabay suqaan cajiibka ah kaas oo aan faaidido fcn ka sameyay. MAXAA LAGAAGA BAHAN YAHAY Hadii aad diyaar utahay inaad bilowdo waxaa lagaaga baahan yahay 5 wax yabood BARASHO: INAAD BARATO AQOONTI AAD OGA SHAQEYSAN LAHEED SUQAAN TAAS OO KAA SAACIDEYSO HORMARKAAGA IYO INAAD DHAQAALE SAMEYSO ...