inta badan waxaan maqalnay china waxaa uu dib u cusbooneysiyay ama koobiyeyay
talephones ka , saacadaha ,iyo qalab kale oo ellectronic ah kuwaas oo dunadida inteeda kale laga soo saaroo
Hadaba maanta waxey mare inuu koobiyeyo Caasimad dhan iyo nashqadeeda dhismaha
Magaalo shiinaha ku taala oo lagu magacaabo (Tiandu Cheng) in injineero shiinees ah u dhiseen qaabka magaalada paris ee dalka faransiiska🇫🇷.
Magaalada paris dhismooyinkeeda oo dhan ayey koobiyeeyeen©️.
Waxay u sameeyeen Tower 🗼u eg taalada ay paris caanka ku tahay, Waxay u sameeyeen waddooyin u eg kuwa paris.
Qofkii aan si fiican ugu fiirsan makala saari karo laba magaalo midda Asalka ah iyo midda koobiga ah
W;.Q: ATAM
Comments
Post a Comment