maxaad ka taqaana ciyaartoyga soomaliga ah ee caanka
Libaan cabdi cali waa ciyaaryahan Soomaaliyeed oo ka ciyaara garabka bidix. Waxa uu hore ugu soo ciyaaray kooxo kala duwan sida Sheffield United ee England,Ferencváros ee Hungary,Olhanense ee Portugal,iyo FK Haugesund ee dalka Norway.
Cabdi wuxuu
ku dhashay Soomaaliya, wuxuuna ku koray Norway, wuxuuna heystaa dhalashada
Norway
Nolashii hore ee abdi
Cabdi waxa uu ku dhashay magaalada Burco ee Somaliland
1988-kii, yaraantiisii waxa uu ku qaatay magaalada Oslo ee dalka Norway,
halkaas oo uu ku qaatay dugsi hoose iyo dhexe labadaba
Manta waxaa uu ka midyahay ciyaartoyda loogu jecelyahay
dunida
Sidoo kale wuxuu kamid yahay dadka ugu caansan soomaaliya
woow
ReplyDelete