Skip to main content

Libaan cabdi cali

 maxaad ka taqaana ciyaartoyga soomaliga ah ee caanka 




Libaan cabdi cali  waa ciyaaryahan Soomaaliyeed oo ka ciyaara garabka bidix. Waxa uu hore ugu soo ciyaaray kooxo kala duwan sida Sheffield United ee England,Ferencváros ee Hungary,Olhanense ee Portugal,iyo FK Haugesund ee dalka Norway. 

Cabdi wuxuu ku dhashay Soomaaliya, wuxuuna ku koray Norway, wuxuuna heystaa dhalashada Norway

Nolashii hore ee abdi

Cabdi waxa uu ku dhashay magaalada Burco ee Somaliland 1988-kii, yaraantiisii ​​waxa uu ku qaatay magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaas oo uu ku qaatay dugsi hoose iyo dhexe labadaba

Manta waxaa uu ka midyahay ciyaartoyda loogu jecelyahay dunida

Sidoo kale wuxuu kamid yahay dadka ugu caansan soomaaliya



Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

QISO CAJIIBA

Toddobaatameeyadii, ganacsatada waaweyn ee Dimashiq mid kamid ah baa waxa ku dhacay cudurka Kansarka, xilligaasna dalka Suuriya waxba loogama qaban karin. Ganacsadihii waxa uu go’aansaday in uu Maraykanka u duulo, si uu daawo uga raadsado. Markii uu baaritaannadii oo dhan maray, buu dhaqtarkii daweynayay si cad ugu yiri: “Daweyntu wax faa’iido ah kuu kordhin mayso. Kansarku uur-ku-jirtaada oo dhan buu ku faafay, wax rajo ahina iima muuqato, muddo bil ka yar baanad noolaan doontaa. Taladaydu waa in aad dalkaaga iskaga noqotid ood muddada nolosha kaaga harsan wixii aad jeceshahay samaysid ood raaxaysatid”. Ganacsadihii waxa uu iskaga laabtay Dimashiq, bishii loo qabtay oo toban cisho ay ka tagtay. Waxa uu billaabay in waqtiga ay naftu ka baxayso uu iska sugo. Maalin roob da’ayo, ayuu dareemay inay neeftu ku xirmayso, wadnihiisuna cabbursan yahay. Markaas inta uu guriga ka baxay buu luga baxsi iska aaday, si uu hawo fareesh ah usoo qaato. Muddo markii uu socday, buu meel jardiin ah nasash...

Waa Injineerkii dhisay Labada Masjid ee Xaramaynka Makkah iyo Masjidka Nabi Maxamed SCW ee Madiina. Magaciisu waa Mohamed Kamal Ismail.

Ninkaan wuxuu lee yahay taariikh Muhim ah oo ku xusnaan doonta Diiwaan ka Taariikhda Muslimiinta ee Casriga. Ninkaan aad ujeedaan markii uu diyaarinayay dhismaha cusub ee Masjidka Kacbada iyo Masjidka Nabi Maxamed SCW,  waxaa loo balan qaaday maal adduun iyo dhaqaale badan, balse wuu diiday oo wuxuu yiri ma Aniga ayaa dhismaha Masjidka Kacbada Iyo Masjidka Nabi Maxamed SCW ka qaata lacag? Maya waxaan ku dhisayaa Lacag la’aan si aan Aakhiro Ajar uuga helo. Intaa wixii ka danbeeyay waa Sheeko dheer balse hal ama labo Sheeko aan idin sheego. Marmarka ama Mutuleelkii yaal Masjidka Kacbada ee qabow hal buur oo dunida ku taal ayaa laga helayay oo ku taal Dalka Greece ama Giriiga. Eng Maxamed, wuxuu u dhoofay dalka Greece si uu u soo iibiyo Mutuleelkaas oo wuxuu soo helay isla kii uu rabay dib ayuuna Makkah ugu soo laabtay. Muddo kaddib markii qeybaha hoose ee Saxanka Kacbada ama Madaaf loo yaqaan lagu xiray Mutuleelkii tijaabada ahaa qoraxduna aysan waxba ka tari oo qabow laga helay dadk...