f ursad ganacsi 20204 aad bilaabi karto Sida saxda qof walba wuxuu diyaar u yahay in uu bilaabo ganacsi am shaqo si uu nolashiisa u hormariyo Hadaba maata waxaa idinla wadagaya 5 figradood oo aad bilaabi karo adoo gurigaaga jooga Halkaan ka aqriso 1 :Waxaad bilaabi karta blogger Blogger waa inaad sameysato website yar kaas oo aad kusoo gudbin kartit wax yaabo kala duwan ka dibna aad xayeysiin ka dalban kartit shikada google sidaasna aad ku sameyn kartit lacag fara badan { Hadad ubahantahay in lagu sameyo website waad ila so xariiri kartaa } 2: Online Consultant Waxaad bilaabi kartaa latalin hab online ah sida caafimaadka, GYB-KA iyo waxyaabo badan oo aad dadka kala talin kartit sidaasna aad lacago oga qadan kartit dadka 3: Clothing Business from Home Waxaad bilaabi kartaa inaad gurigga ku gadid alaabo adigoo ka dalbanaya shirkadaha sida ali baaba,shine iyo kuwa kale qiima hoose ayaad oga dalbane kadibna qiima fiican ayaad ka siineysa dadka kale wax...
Fahanka nolasha waa madal loogu talagalay inaad ka dheegato xog ku sabsan nolasha sidaTaaiikhaha,dhaqanka iyo xogo badan